Sargaal katirsanaa ciidanka Nabad sugida Soomaaliya oo gaadmo lagu dilay

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahano hubeesan weerar gaadmo ah ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka nabad sugida Soomaaliya. Sargaalka la dilay oo magaciisa lagu sheegay C/qani Axmed Faarax, ayaa la toogtay xili uu kusii jeeday gurigiisa, waxaana sargaalkan markii la dilay kadib horey looga sii qaatay qoray uu watay. … Continue reading Sargaal katirsanaa ciidanka Nabad sugida Soomaaliya oo gaadmo lagu dilay